Kitaabka weyn ee Axaaddiista Nabiga ee tarjuman.

Mashruuc ujeeddadiisu tahay helitaanka kutub sharraxaad fududle iyo tarjumo qeexan oo Axaadiista Nabiga ee saxiixa ah.

API +400 Million API Calls

Liiska axaaddiista

dheeraad/kordhin
acmaashu waa niyada uun, Qof kastana wuxuu niyeystay uun buu leeyahay
Qofka la yimaada waxaan Diinteena ka mid ahayn waa lagu celinayaa
Islaamku waa inaad qirto in Ilaahay maahee inuusan jirin Ilaah kaloo xaq lagu caabudo, Maxamedna Rasuulka Ilaahay yahay, oo aad Salaada oogtid, Sakadana bixisid, Ramadaankana Soontid, oo aad Xajkana gudatid hadaad awoodo
Islaamka waxaa lagu dhisay shan tiir
xaqa Ilaahay Adoomada ku leeyahay waa inay caabudaan oo ayna cidna ugu Shariig yeelin, xaqa Adoomadu Ilaahay ku leeyihiina waa inuuna cadaabin Qofkii aan u shariig yeelin
majiro Qof qiraya inuusan jirin Ilaah xaqa lagu caabudo, Ilaahay mooyee, Maxamedna Rasuulkii Ilaahay yahay, isagoo qalbigiisa ka run sheegaya, Ilaahay wuu ka xarimaa Naarta
Qofka dhaha: laa Ilaaha Ilaa Allaah, ee ku gaalooba wax kastoo Ilaahay sokadii la caabudo Ilaahay wuu xarimay maalkiisa iyo dhiigiisaba, Ilaahay ayaana xisaabin doona
Qofka dhinta isagoon Ilaahay u shariig yeelayn Janaduu galin, Qofkase dhinta isagoo Ilaahay u shariig yeelaya Naartuu galin
qofka dhinta isagoo baryaya cid aan Ilaahay ahayn Naartuu gelayaa
waxaad u tagidoontaa Qolo Ahlu kitaab ah, hadaad u tagto ugu yeer inay qiraan in Ilaahay mooyee Ilaah kale oo xaq lagu caabudaa jirin, Maxamedna uu yahay Rasuulkii Ilaahay
Bartilmaameed/Hadaf

Mashruuca mawsuucada ِxaadiista Nabiga iyo turjumaadooda

Waa Mashruuc dhammaystiran oo lagu ururiyay Axaadiista Nabiga ee kusoo noq-noqota mas`alooyinka diiniga ah, isla markaana leh sharraxaad fudud oo macnahooda si dhamaystiran u gudbinaysa, laguna turjumay afaf badan oo aduunka laga isticmaalo, tarjumaadan oo leh: habraac laga fiirsaday, lana hubiyay, si kor loogu qaado tayadeeda. waana mid lagu heli karo qaab walba o suurto gal ah si bilaa lacag ah.

Si loo helo marjac caalami ah, lacag la'aan ah, laguna kalsoon yahay dhanka tarjumada axaadiista Nabiga.

Helitaanka maskax Elektarooni ah oo loogu talagalay tarjumada axaaddiista oo ay heli karaan tarjumayaasha xaddiisku waqtiga tarjumada.

Helitaanka tarjumaad kasta oo la heli karo.

Download the encyclopedia content

Download the Prophetic Hadith Encyclopedia content for free, in the language and format you need.

Downloading files indicates acceptance of the Terms and Policies
AR العربية Arabic Excel CSV SQLite
EN English Engriisi Excel CSV SQLite
FR Français Faransiis Excel CSV SQLite
ES Español Isbaanish Excel CSV SQLite
ID Indonesia Indunuusi Excel CSV SQLite
BN বাংলা Luqadda Bengaaliga Excel CSV SQLite
UR اردو Urduu Excel CSV SQLite
UG ئۇيغۇرچە Luqadda iigoorka Excel CSV SQLite
HA Hausa Hawsaha Excel CSV SQLite
KU Kurdî Kurdiga Excel CSV SQLite
TL Tagalog Luqadda Tajaluga Excel CSV SQLite
VI Tiếng Việt Luqadda fiitnaam Excel CSV SQLite
FA فارسی Luqadda Faarisiga Excel CSV SQLite
ZH 中文 Luqadda Shiinaha Excel CSV SQLite
HI हिन्दी Luqadda Hindida Excel CSV SQLite
SI සිංහල Luqadda Sanhaaliga Excel CSV SQLite
BS Bosanski Boosni Excel CSV SQLite
RU Русский Ruush Excel CSV SQLite
TR Türkçe Luqadda Turkiga. Excel CSV SQLite
PT Português Boortaqiis Excel CSV SQLite
ML മലയാളം Malayaalim Excel CSV SQLite
TE తెలుగు Telgoo Excel CSV SQLite
SW Kiswahili Sawaaxili Excel CSV SQLite
TA தமிழ் Taymaali Excel CSV SQLite
MY မြန်မာ Boorma Excel CSV SQLite
TH ไทย Taylaand Excel CSV SQLite
JA 日本語 Japan Excel CSV SQLite
KY Кыргызча Luqadda qer-qeesiya Excel CSV SQLite
NE नेपाली Luqadda nebool Excel CSV SQLite
DE Deutsch Jarmal Excel CSV SQLite
PS پښتو Luqadda bushtuuga Excel CSV SQLite
AS অসমীয়া Asaami Excel CSV SQLite
SQ Shqip Albaani Excel CSV SQLite
SV Svenska Luqadda iswiidhen Excel CSV SQLite
AM አማርኛ Luqadda Amxaariga Excel CSV SQLite
NL Nederlands Luqadda hoolandiga Excel CSV SQLite
GU ગુજરાતી Luqadda gujaraatka Excel CSV SQLite
YO Yorùbá Yorba Excel CSV SQLite
LT Lietuvių Luqadda Liitawaaniga Excel CSV SQLite
PRS دری Luqadda dariya Excel CSV SQLite
SR Српски Luqadda serbiga Excel CSV SQLite
SO Soomaali Luqadda Soomaaliga Excel CSV SQLite
TG тоҷикӣ Luqadda daajiika Excel CSV SQLite
RW Kinyarwanda Ruwanda Excel CSV SQLite
RO Română Luqadda roomaaniya Excel CSV SQLite
HU Magyar Luqadda hangeriga Excel CSV SQLite
CS Čeština Luqadda jeegga Excel CSV SQLite
MOS Moore الموري Excel CSV SQLite
MG Malagasy Malgaashi Excel CSV SQLite
FF Fulfulde Luqadda foolaaniga Excel CSV SQLite
IT Italiano Talyaani Excel CSV SQLite
OM Oromoo Oromo Excel CSV SQLite
KN ಕನ್ನಡ Luqadda kinaadiga Excel CSV SQLite
WO Wolof الولوف Excel CSV SQLite
BG Български البلغارية Excel CSV SQLite
AZ Azərbaycan Adrabijaan Excel CSV SQLite
EL Ελληνικά اليونانية Excel CSV SQLite
AK Akan الأكانية Excel CSV SQLite
UZ O‘zbek Luqadda usbiika Excel CSV SQLite
UK Українська Luqadda yukreyn Excel CSV SQLite
KA ქართული الجورجية Excel CSV SQLite
LN Lingala اللينجالا Excel CSV SQLite
MK Македонски المقدونية Excel CSV SQLite
KM ភាសាខ្មែរ الخميرية Excel CSV SQLite
BM Bambara البامبارية Excel CSV SQLite
PA ਪੰਜਾਬੀ البنجابية Excel CSV SQLite
MR मराठी الماراثية Excel CSV SQLite
DA Dansk الدنماركية Excel CSV SQLite
RN Kirundi الكيروندي Excel CSV SQLite
YAO Yao الياو Excel CSV SQLite
KMR Kurmancî الكرمنجية Excel CSV SQLite
MS Bahasa Melayu الملايو Excel CSV SQLite

Our Key Statistics

Explore the latest figures that reflect our reach and engagement with our content. The impact of knowledge and inspiration is visible in our numbers.

More statistics
50+ Languages Supported by the encyclopedia
15+ Million Visits annually
5+ Million API calls monthly
40+ Thousand Translated Hadiths