عن قيس بن عاصم رضي الله عنه قال:
أتيتُ النبيَّ صلى الله عليه وسلم أُريدُ الإسلامَ، فأَمَرَني أن أغتَسِلَ بماءٍ وسِدرٍ.
المزيد
Qays Binu Caasim -Allaha ka raali ahaadee- waxaa laga wariyey inuu yiri:
Nabiga nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiyee ayaan u imid anigo doonaya inaan Islaamo, markaasuu wuxuu i faray inaan ku soo qubaysto biyo iyo gob.