1. Bogga hore
  2. Noocyada
  3. Dacwada iyo Xisbada

Xaddiis Qofka ka hor yimaada Madaxdiisa, Bulshada Muslimiintana ka dhex baxa ee sidaa ku dhinta, wuxuu ku dhintay dhimasho Jaahili

عن أبي هريرة رضي الله عنه عن النبي صلى الله عليه وسلم أنه قال:
«مَنْ ‌خَرَجَ ‌مِنَ ‌الطَّاعَةِ، وَفَارَقَ الْجَمَاعَةَ فَمَاتَ، مَاتَ مِيتَةً جَاهِلِيَّةً، وَمَنْ قَاتَلَ تَحْتَ رَايَةٍ عِمِّيَّةٍ، يَغْضَبُ لِعَصَبَةٍ، أَوْ يَدْعُو إِلَى عَصَبَةٍ، أَوْ يَنْصُرُ عَصَبَةً، فَقُتِلَ، فَقِتْلَةٌ جَاهِلِيَّةٌ، وَمَنْ خَرَجَ عَلَى أُمَّتِي، يَضْرِبُ بَرَّهَا وَفَاجِرَهَا، وَلَا يَتَحَاشَى مِنْ مُؤْمِنِهَا، وَلَا يَفِي لِذِي عَهْدٍ عَهْدَهُ، فَلَيْسَ مِنِّي وَلَسْتُ مِنْهُ».

Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey in Nabiga nabadgelyo iyo naxarasiis Allaha siiyee uu yiri:
Qofka ka hor yimaada Madaxdiisa, Bulshada Muslimiintana ka dhex baxa ee sidaa ku dhinta, wuxuu ku dhintay dhimasho Jaahili, Qofka u dagaalama Calan Indho la`aan ah oo Baadil ah, oo uu u caroonayo qabyaalad ama ugu yeeraya qabyaalad, ama u gargaaraya qabyaalad oo ku dhinta dhimashadiisu waa Jaahili, Qofka la dirira ummaddayda, ee garaaca kan Baariga ah iyo kan Faajirka ahba, ee aan ka leexan kan Muuminka ah, ee aan kii balanta lahaa aan u oofin balantiisii, kaasi igama mid aha aniguna ka mid ma ihi".

Xadiis Saxiix ah Waxa wariyay Muslim Saxiix Muslim - 1848

Sharraxaad

Nabigu nabadgelyo iyo naxariis Allaha siiye wuxuu cadeeyey in Qofka Madaxda adeeci waaya oo ka baxa Muslimiinta ku midaysan baycada Imaamka, ee sidaa ku dhinta isagoo Jamaacada Musliiinta ka baxay Madaxdiina khilaafay, wuxuu ku dhintay dhimasho Jaahili ah, kuwaasoo Madaxna aan maqlayn, Bulshodana aan ku xirnayn, balse ahaa Firqooyin iyo Kooxo qolaba qolo la dagaasho.
Rasuulku nabadgelyo iyo naxarasiis Allaha siiyee wuxuu sheegay in qofka u dagaalama calan aysan u cadayn inuu xaq yahay iyo inuu baadil yahay, oo uu u caroonayo hadii qoladiisu ama qabiilkiisu caroodo, oo uusan u caroon isagoo diinta u gargaaraya ama xaqa u gargaaraya, oo ku dagaalamo qabyaalad indho la`aan iyo cilmi la`aan ah, hadii xaaladaas lagu dilo waxay la mid tahay dhimasho jaahili ah.
Nabigu nabadgelyo iyo naxarasiis Allaha siiyee wuxuu sheegay qofkii la dirira ummaddisa ee garaaca qofka fiican iyo kan xunba, ee wuxuu samaynaayo aan dan ka gelin, ee aan ka baqin ciqaabta dilka mu'uminiinta, ee aan ilaalinay balanta dadka lagula jiro sida gaalada balanta ku jooga iyo madaxda balanta lala galay, balse burinaaya balamada, arinkaasi wuxuu ka mid yahay dunuubta waaweyn, Qofkii sameeyana wuxuu xaq u yeelan goodigaas adag.

Faa'iidooyinka xaddiiska laga faa'iideysanayo waxaa kamid ah.

  1. Xadiiska waxaa ku sugan in Madaxda lagu adeeco wixii aan Macsida Ilaahay casa wajala ahayn waxay ka mid tahay arimaha waajibka ah .
  2. Xadiiskan waxaa ku jira digniin weyn oo ku socota cida adeeciwayda Madaxda, ee ka baxa midnimada Muslimiinta, haduu sidaa ku dhinto, wuxuu ku dhintay dariiqii dadka Jaahiliga.
  3. Adiiskan waxaa ku jira reebid la reebayo in loo dagaalamo qabyaalad.
  4. Xadiiska waxaa ku sugan iay waajib tahay in la oofiyo Balamada.
  5. Madaxda in la adeeco oo midnimda Musliniita lagu jiro waxaa ku jira khayr badan, nabad iyo deganaansho, iyo in xaaladu hagaagto.
  6. Xadiiska waxaa ku sugan in la iska reebay in la isku ekaysiiyo axwaasha dadka Jaahiliga ah.
  7. Xadiiska waxa ku sugan in la is farayaa ku dhex jirka midnimada Ummadda Mslimiinta.

Bandhigga tarjumada.

60 Tarjumada
EN English Engriisi
UR اردو Urduu
ES Español Isbaanish
ID Indonesia Indunuusi
UG ئۇيغۇرچە Luqadda iigoorka
BN বাংলা Luqadda Bengaaliga
TR Türkçe Luqadda Turkiga.
RU Русский Ruush
BS Bosanski Boosni
SI සිංහල Luqadda Sanhaaliga
HI हिन्दी Luqadda Hindida
ZH 中文 Luqadda Shiinaha
FA فارسی Luqadda Faarisiga
VI Tiếng Việt Luqadda fiitnaam
TL Tagalog Luqadda Tajaluga
KU Kurdî Kurdiga
HA Hausa Hawsaha
PT Português Boortaqiis
ML മലയാളം Malayaalim
TE తెలుగు Telgoo
SW Kiswahili Sawaaxili
TA தமிழ் Taymaali
MY မြန်မာ Boorma
TH ไทย Taylaand
DE Deutsch Jarmal
JA 日本語 Japan
PS پښتو Luqadda bushtuuga
AS অসমীয়া Asaami
SQ Shqip Albaani
SV Svenska Luqadda iswiidhen
AM አማርኛ Luqadda Amxaariga
NL Nederlands Luqadda hoolandiga
GU ગુજરાતી Luqadda gujaraatka
KY Кыргызча Luqadda qer-qeesiya
NE नेपाली Luqadda nebool
YO Yorùbá Yorba
LT Lietuvių Luqadda Liitawaaniga
PRS دری Luqadda dariya
SR Српски Luqadda serbiga
TG тоҷикӣ Luqadda daajiika
RW Kinyarwanda Ruwanda
RO Română Luqadda roomaaniya
HU Magyar Luqadda hangeriga
CS Čeština Luqadda jeegga
MOS Moore الموري
MG Malagasy Malgaashi
IT Italiano Talyaani
OM Oromoo Oromo
KN ಕನ್ನಡ Luqadda kinaadiga
WO Wolof الولوف
AZ Azərbaycan Adrabijaan
UZ O‘zbek Luqadda usbiika
UK Українська Luqadda yukreyn
KA ქართული الجورجية
MK Македонски المقدونية
KM ភាសាខ្មែរ الخميرية
BM Bambara البامبارية
PA ਪੰਜਾਬੀ البنجابية
MR मराठी الماراثية
KMR Kurmancî الكرمنجية